Abaanduulihii hore ee Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed oo geeriyooday

Abaanduulihii hore ee ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa ku geeriyooday dalka Canada oo uu mudooyinkan ku noolaa. Gen. Cabdirisaaq Khaliif Cilmi ayaa waxaa geeridiisa xaqiijiyey Xildhibaan Mahad Salaad oo ka tirsan baarlamanka Somalia. Innaa Lilaahi Wa Innaa Ileyhi Raajicuun. Allaha u naxariisto Gen. Cabdirisaaq Khaliif Cilmi oo ku geeriyooday dalka Canada, qabrigana Allaha u waasiciyo … Continue reading Abaanduulihii hore ee Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed oo geeriyooday